qodaalnews.com
ABWAAN WEEDHSAME AYAA MAANSO QIIMO BADAN KA TIRIYAAY DHIBAATADDA AY LEEDAHAY COLAADAHA SOKEEYE IYO DAGAALADDU
September 27, 2016 - Written by Admin

Hargeysa (Qodaal NEWS):- Macalinka Weyn Xasan Daahir Ismaacil (Abwaan Weedhsame) ayaa Maanso aad u Qiimo Badan oo Bulshadda aad usoo Jiidatay Ka Tiriyaay Dhibaatadda u Leeyahay Dagaaladda Iyo Colaadaha Sookeeye Abwaan Weedhsame ayaa Ka Mid ah Abwaanadda ka Caanka Umadda Soomaaliyeed ee Geeska Afrika Deggen Akhriso Maansaddii Qiimaha Badnayd

 

11110179_453109084853455_7797765925591215528_n

 

 

Halkan Hoose Ka Akhriso 

 

 

Miyaan dhagar laga gaboobin
Miyaan xinjir gaatamaysa
Gaalleef lagu jaro sokeeye
Garaadkeenani nacaynin?
Miyaan gunnimadu gudhaynin?

Go’dooy kii kaa go’aaba
Aduu kuu garab ahaaye
Marwada gurigaaga joogta
Walaalkeed geeridiisu
Miyey guul iyo lib weyn tay?
Walaashaa weer u gelidu
Miyey gallad iyo wanaag tay?

Adoo gacalkaa xasuuqay
Abtiyo soo ganay inaabti
Weliba soo ganac wareemay
Weliba soo gebogebeeyey
Weliba soo wada gumaaday
Ma geesinimaa sidaasi?

Dadkoo gogol nabada seexday
Beliyo baaskuna gamaaro
Aaniyo dhiillana gandoodo
Ninkii nabarada gaboobay
Ninkii godobaha sokeeye
Guubaabiyey aarsi goobay
Nacdali guudkii ha fuusho.
gobina ma jabtee ha liicdo.

 

 

 

ABWAAN XASAN DAAHIR ISMAACIIL (WEEDHSAME)

 

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- DJIBOUTI NEWS
- Farshaxan
- Farriinnews
- Gabileymedia
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gabileynews
- GABILEYNEWS
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- MURTIMAAL.COM
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SAAXILTODAY
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- saylanews/a>
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews