qodaalnews.com
Daawo Muuqalka:-Basas Ku Shufbeelay Gudaha Magaalada Hargeysa Iyo Cabsi Soo food-saartay Gaadiidleyda
September 25, 2017 - Written by Admin

Qaar ka mida basaska u baxaa xaafada Jig-jiga-yar ayaa ku shuf belay istaankooda suuqa. Basaskani gubtay ayaan ilaa hada la ogeyn waxaa dhaliyay dabkan ka kacaya baska oo taagan, inta la og yahay laba bas ayaa ku gubtay iska basaska Jig-jiga yar ee suuqa hoose, amase ka soo horjeedka saldhiga dhexe ee magaalada Hargeysa.

 Qaarka mida dirawaliinta oo warbaahinta la hadlay ayaa xukuumada Somaliland iyo ugu baaqay inay wax ka qabato arrintan ugubka ah ee basaskan ugubanaya bilaa sababta.

Gudoomiye ku-xigeenka basaska xaafada Jig-jiga yar oo warbaahinta la hadlay ayaa sheegay in arrintani ay tahay mid cabsiweyn ku abuurtay gaadiidleyda caasimada gaar ahaan, dirawaliinta basaska.

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan

 

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- DJIBOUTI NEWS
- Farshaxan
- Farriinnews
- Gabileymedia
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gabileynews
- GABILEYNEWS
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- MURTIMAAL.COM
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SAAXILTODAY
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- saylanews/a>
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews