qodaalnews.com
Haayada Shaqaalaha Dawlada Oo Dood Cilmiyeed Nooceedu Cusubtahay U Qabatay Dhalin Yarada Dalka
May 2, 2017 - Written by Admin

Hargaysa(Qodalnews) Hay’adda Shaqaalaha Dawlada Oo Caawa  Magaalada Hargeysa Ku Qabatay Dood Cilmiyeed Nooceedu Ku Cusub Yahay Dalka.

Guddoomiyaha hay’adda shaqaalaha Somaliland Sharmarke Geele ayaa halkaasi khudbad dheer ka jeediyey , isaga oo sheegay in ay dhinac istaagi doonaan dhalinyaradda bilaa camalka ah ee dalka ku sugan.
kulankan ayaa ahaa mid lagu gorfaynaayey sidii dhalinyaradda loogu samayn lahaa fursaddo shaqo abuur, waxaanu balan qaaday guddoomiyaha hay’adda Shaqaalaha dawladu inuu garab istaagi doono dhalinyaradda shaqada la’ ee dalka .

Munaasibadan oo lagu qabtay Hoolka Haayada Shaqaalaha Dawlada Somaliland ayaa waxa ka soo qayb galay Gudoomiyaha Haayadaasi Mudane Sharma,arke Geele ,Wasiirul Dawlaha wasaarada Arimaha Bulshada Somaliland iyo wasiir ku xigeenka wasaarada Dib u dejinta iyo Aqoon yahano, dhalinyaro tiro badan

Halkan Goor dhaw ka daawo Muuqaalka warkan

Ckarin (Ck)

Qodaalnews.com/office

Hargaysa/Somaliland

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- DJIBOUTI NEWS
- Farshaxan
- Farriinnews
- Gabileymedia
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gabileynews
- GABILEYNEWS
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- MURTIMAAL.COM
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SAAXILTODAY
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- saylanews/a>
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews