qodaalnews.com
Mayarka Degmada Gabiley Waa Ilays U Ifay Shacbiga Gabiley , Waxqabadka La Majeertay Ee Uu ka Fuliyeen Gabiley
March 4, 2017 - Written by Admin

Mayarka Degmada Gabiley Waa Ilays U Ifay Shacbiga Gabiley , Waxqabadka La Majeertay Ee Uu ka Fuliyeen Gabiley

Mayarka Degmada Gabiley Maxamed Aamiin Cumar Cabdi Waa Maayarka Magaalada Gabiley ee Xarunta Gobolka Gabiley Tan iyo Intii Ay Golaha Deeganka Degmadu Cod Aqlabiyada Ku DOorteen Mayar Maxamed Aamiin cumar Cabdi Ayaa Waxa Magaalada Gabiley Wax Wayn Iska Badalay Bilicda Guud ee Magaalada Taasi Oo Uu HOrmuud Ka YAhay Mayarka Degmada GAbiley Maxamed Aamiin Cumar . Hadii Aan Dib U Jaleecno Waxqabadad Ay Fulinyeen Maamulka Dawlada Hoose ee Gabiley Ee Uu gadhwadeenka U Yahay mayarku Ayaa Waxa Ka Mid Ah Dugsiyo Laga Hirgaliyey Tuulooyin Ka mida Gabiley , Dhisida Waxyaabaha Aarimaha Bulshada , Sida Wax KA qabashada nadaafada Guud ee Gabiley , Kor U qaadida Bilicda Magaalada , Bixinta Daymihii Lagu Lahaa Masuuliyiintii Hore Ee SOo Maray Gabiley , Sidoo kale Waxqabadka LA Majeertay Ee Hadda Ay Gacanta Ku Hayaan Maamulka Dawlada Hoose ee Gabiley Ayaa Ah DHismaha Wadooyin Halbawle U ah Gabiley Oo Qaab Dhismeedkooduna Ku Cusub Yahay Magaalada Gabiley ee Xarunta Gobolka Gabiley , Dhismaha Briishkii Ugu Weyn Gabiley Oo Noqonaya Biriishkii La Dhiso Intii Ay Xukumadani JIrtay , Dhismaha Garoonka Kubada Cagta Ee Mo- Farah , Haddaba Marka Aynu Waxqabadka Maamulka Dawlada Hoose ee Gabiley Intaasi Kaga Imano Ayaa waxaay Indhahaagu Qabanayanaa Mashaariicyada Intaasi Ka Duwan Ee Ka Socda Gabiley Taasi Oo Noqonaysa Mid Kor Loogu Qaadayo BIlicda Iyo Quruxda Guud ee Magaalada taasi Oo Ay Ka Mid Tahay Marmar La Dhigayo Goobaha Dawlada Ee Gabiley sida baanka Dhexe ee Gabiley , Saldhiga Booliska , Ilaa Dawlada Hoose Iyada Oo Ay BIlic Mug iyo Miisan Leh Ka Qaadanayso Bilicda Guud ee Gabiley

Mayar MAxamed Aamiin Cumar Cabdi Ayaa Ku Sifoobay Mayarkii Ugu Waxqbadka Badnaa Ee Soo Mara Gabiley Wallow Uu Rumeeyey Hadafkii Iyo Hiigsigii Ay U Asteeyeen In Ay gaadhsiinayaan Gabiley Balse Mashaariicyo Wax Ku Oola Oo Iyaguna ka mid Ah Bilicda iyo Qurxinta Guud ee Gabiley Ayaa Laga Fulin Doonaa Magaalada Gabiley ,

Iyada Oo Ay Shacbiga Gabiley Ugu Naanaysaan maamulka Dawlada Hoose Ee Gabiley Ee Uu Hogaaminayo Mayarka Degmada MAxamed Aamiin Cumar Cabdi Ilays iyo Qorax Cusub Oo U Soo baxday Gobolka Gabiley

 

 

 

 

 

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- DJIBOUTI NEWS
- Farshaxan
- Farriinnews
- Gabileymedia
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gabileynews
- GABILEYNEWS
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- MURTIMAAL.COM
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SAAXILTODAY
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- saylanews/a>
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews