qodaalnews.com
Qalinkii macalimad qoraa Dayax Axmed-Ilay —- Waan Bukaa —- Q:1aad
March 3, 2017 - Written by Admin

Qalinkii macalimad qoraa Dayax Axmed-Ilay —- waan bukaa —- Q:1aad Si kadis ah ayaan ugu soo baxay iyagoo wada taagan’ isla markiiba waxa la ibaray gabar aanan hadda kohor ku arag iyagoo wada socda walaashay Nasteexo, si diirran ayay Nastooxo ii tiri: “walaal Ibraahinoow qoftan waa saaxiibadday Fartuun” inkasta oo aanan hadda kohor muuqeeda arag haddana waan aqaanay mageceeda oo walaashay ayaan afkaba ka dhigin, inkasta oo aan hortaaganahay haddana indhahaygu kumay dhicin ee sidii caadadaydu ahayd ayaan anoo foorara ku iri: “walaal Fartuun barasho wanaagsan kolay magacaagu iguma cusba oo waan hayay balse muuqaaga uunbaa iga maqnaaye” iyadoo saluugsan salaantayda uu caajisku ka muuqdo qiyaastii lana yaaban foorarkayga ayaa cod aan firfircoonayn igu tiri: “wanaagsan walaal anba waan ku maqlaye” intay Nasteexo alaab aan markaas ka sugayay oo ahayd ujeedada aannu suuqa isugu nimidba ii dhiibtay ayay i tiri: “haye walaal waataase orad sii iibi anigu saaxiibadday baan meel u raacayaaye

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- DJIBOUTI NEWS
- Farshaxan
- Farriinnews
- Gabileymedia
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gabileynews
- GABILEYNEWS
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- MURTIMAAL.COM
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SAAXILTODAY
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- saylanews/a>
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews