qodaalnews.com
Waxaa la Ogaysiinayaa Taageerayaasha Kulmiye ee Germany in Shirwaynihii 3-aad ee Laanta Dib loo dhigay ka dib markii Geeri ku Timi Gudoomiyihii Xisbiga oo Aabihii Geeriyooday .
December 3, 2016 - Written by admin

KulmiyeWaxaa la Ogaysiinayaa Taageerayaasha iyo Xubnaha Xisbiga Kulmiye ee Dalka Jarmalka in Dib loo Dhigay Shirwaynihii Seddexaad ee Laanta Xisbiga ee Dalka Germany Maadaama oo ay Geeri Naxdlin lihi ku Timi Gudoomiyaha Xisbiga Kulmiye ee Laanta Germany Aadan Cabdi aleeli Aabihii Marxuum Cabdi Aleeli Muxumed oo Caawa ku Geeriyooday Magaalada Hargeisa, illaahay Naxariistii Janno haka Waraabiyee, Waxaa lagu Wargalinayaa Xubnaha Xisbiga in muddo kooban dib loo dhigo Shirkaasi iyada oo dhawaan la idiin soo sheegi doono Xiliga shirkaasi Dhici Doono insha allaah

 

Gudoomiye ku Xigeenka Xisbiga Kulmiye ee Germany

Sharmaake Cabdi Maxamuud Qolonbi

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- DJIBOUTI NEWS
- Farshaxan
- Farriinnews
- Gabileymedia
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gabileynews
- GABILEYNEWS
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- MURTIMAAL.COM
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SAAXILTODAY
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- saylanews/a>
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews