qodaalnews.com
Xildhibaan Nacnac Oo Iminka Iska Casilay Kulmiye Kuna Biiray Waddani + Siro Badan Oo Uu Fashiliyey ..” Ninka Igula Coloobey Siilanyo Ayuu Saxiib La Yahay Ayaan..” +[ Muuqaal ]
October 12, 2017 - Written by Admin

Xildhibaan Axmed Diiriye Nacnac oo ka mid ah mudanayaasha golaha wakiilada isla markaana ahaa tiir dhexaadka xisbiga Kulmiye ilaa markii la aas aasay waxaa uu maanta si rasmi ah u shaaciyey in gabi ahaanba uu xisbigaasi macaa salaameeyey Xildhibaan oo qaar ka mid ah warbaahinta kula Hadley wadada Baligubadle waxaa uu faah faahiyey sababta uu Kulmiye iskaga tagay , waxaana uu carabka ku dhuftey In musharaxa madaxweyne ee xisbigaasi Muuse Biixi uu kula coloobey waxaad saxiib la tahay madaxweyne Siilanyo .

Sidoo kale xildhibaanka ayaa si rasmi ah u shaaciyey in uu ku biiray xisbiga Waddani oo uu ku sifeeyey in danta Somaliland ku ku jirto , waxaana uu isbarbar dhig ku sameeyey Musharaxiinta Cabdiraxmaan Ciro iyo Muuse Biixi oo uu ku kala sifeeyey in Dhulka iyo cirku inta ay isku jiraan ay isku jiraan

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan

 

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- DJIBOUTI NEWS
- Farshaxan
- Farriinnews
- Gabileymedia
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gabileynews
- GABILEYNEWS
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- MURTIMAAL.COM
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SAAXILTODAY
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- saylanews/a>
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews